Have questions and need help?
support@ebooks2go.com

Taageerayasha Megan: Hagihii Nafta, Shabeelkii Reer Aakhiradka iyo Hooyadii Cabsida!

Overview

Publisher
Tektime
Released
November 25, 2022
ISBN
9788835445203
Format
ePub
Category
Fantasy

Book Details

Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun
Taxanaha mucjisooyinka ee Megan waxa uu kakoobanyahay labaatan iyo sadex sheekooyin kuwaasoo kusaabsan awooda gabadhan yar ay ledahay taasoo ah in ay sameen karto waxyaalo badan oo qofkale oo qoyskooda kamida uusan sameen karin. Buuga koowad ama sheekada koobad Megan waxey jirta toban iyo laba sano.waxaa heestay laba dhibaato oo weyn oon laga gudbi karin. Hooyaded waxeey kacabsi qabtay awoodahan qarsoon ooy gabadheda leedahay iskabadaa iney kacaawiso ee balse weyba niyad jabin jirtay.sidookale meysan heli karin macalin caawiyo gabadheeda sifa ay ukororsato awoodeeda mucjisooyinka ah. Megan hooyaded meysan rabin kaliya iney ogaato waxii macquulgal ah oo lasameen karo iyo sida loosameenkaro balse waxey rabtay iney ogaato gabadheeda sida ay uisticmaali doonto awoodaheedan qaaska ah. Megan waa gabar wanaagsan, sidaa darteed waxey uegtahay iney awoodaheda uisticmaali doonto sifiican balse waqti kasto ma fududo in lasameeyo waxyalaha wanagsan xataa adigoo og sheygaas waxa uu yahay.sheekooyinkan kusaabsan Megan waxa kaheli doono qofkasta oo daneeyo ama jecel awoodaha mucjisooyinka oo toban sano ilaa iyo boqol jir udhaxeeyaan. Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun

Author Description

Owen Jones, Amazon Best-Selling Author from Barry, Wales, has lived in several countries and travelled in many more. While studying Russian in the USSR in the '70's, he hobnobbed with spies on a regular basis. After university, in Suriname, he got caught up in the 1982 coup, when he was accused of being a mercenary. Later, while a company director, he joined the crew of four as the galley slave to sail, from Barry to Gibraltar on a home-made concrete yacht during Desert Storm. En voyage, the yacht was almost rammed by a Russian oil tanker, and an American aircraft carrier - The Atlantic Challenger.

In 2004, he started his first novel, Daddy's Hobby (from the seven-part series 'Behind The Smile: The Story of Lek, a Bar Girl in Pattaya'), but he didn't finish it until 2012. However, his largest collection is 'The Psychic Megan Series', twenty-three novelettes on the psychic development of a teenage girl, the subtitle of which, 'A Spirit Guide, A Ghost Tiger and One Scary Mother!' sums them up nicely. However, since 2012, he has written fifty-odd novels and novelettes, including the military drama Dead Centre; the spy novel Andropov's Cuckoo; a fantasy Fate Twister; a philosophical vampire comedy The Disallowed; a whodunnit Tiger Lily of Bangkok; and Spiritualist drama, A Night in Annwn (Annwn being the ancient Welsh word for Heaven). Not only that, but many have been translated into foreign languages and narrated into audiobooks.

Since 2004, he has lived mainly in the UK, Spain and Thailand. He now leads a somewhat quieter life in his wife's remote, northern farming village writing, editing and increasing the number of translations, and narrations of his novels.

As he says: "Born in the Land of Song, living in the Land of Smiles".

Read this book in our EasyReadz App for Mobile or Tablet devices

To read this book on Windows or Mac based desktops or laptops:

Recently viewed Books

Help make us better

We’re always looking for ways to improve. If you’ve got feedback or suggestions about how we can do better, we’d love to hear from you.

Note: If you’re looking to solve a problem with your URMS eReader, app, or purchase, visit our Help page, or submit a help request.

What is the purpose of your visit?
Did you accomplish your goal?
Yes No
Where can we improve?
Your comments*